BuhodlePost.com logo

DHACDOOYIN

Caga-lule  wuxuu ku kacay waxa ka dambaysay oo si qayaxan u abaabulaysay maamul-goboleedka Puntland”Prof Cali khaliif.

Caga-lule  wuxuu ku kacay waxa ka dambaysay oo si qayaxan u abaabulaysay maamul-goboleedka Puntland” By: Khadar M. Xaashi Buuhoodle (Bpost)-  Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Prof. Cali

Continue Reading »

Qeybta DHACDOOYIN

 Fashilaada Fiidmeertii bambooyinka Lagu Rakibay, Adeegsigii aadamigu U Adeegsaday Colaadaha. 

 Fashilaada Fiidmeertii bambooyinka Lagu Rakibay, Adeegsigii aadamigu U Adeegsaday Colaadaha. Washington (Bpost)- Xilligii uu socday dagaalkii labaad ee adduunku, weerarkii caanka noqday ee lagu burburiyey

Continue Reading »

DHACDOOYIN Archives

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenkii Khaatumo Cabdalle Cagalule Oo Ka Soo Degey Garoonka Ismacil Mire Airport Ee Buhodle
- Jul 31, 2017
Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenkii Khaatumo Cabdalle Cagalule ayaa maanta ka soo degtey garoonka ismacil mire airport ee buuhoodle, waxaana weheliyey saraakiil siyaasadeed kuwaasoo ka soo kicitimay magaalada muqdisho, hadallo ...
Gudaha Ka Eeg :Guddi Saraakiil ah oo ka Shaqaynaya Midaynta Howl-gallada iyo Tababarrada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somalia .
- Jul 31, 2017
Gudaha Ka Eeg :Guddi Saraakiil ah oo ka Shaqaynaya Midaynta Howl-gallada iyo Tababarrada Ciidamada Qalabka Sida Ee Somalia . 31/7/017-( Bpost )Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan ...
Somaliland: ‘Loollan iyo Qabyaalad !! – Faallo. SCC (Kalshaale)
- Jul 28, 2017
Somaliland: ‘Loollan iyo Qabyaalad !! – Faallo. SCC (Kalshaale)   Dimuquraadiyada iyo Qabyaalad ma is qaban karaan? Dawladnimada ku dhisan Nidaamka Asxaabta badan ee tartamayaa, wuxuu daawo ka yahay cidhib-xumada ka dhalata xukunka ...
Halku-dhigyo Dimuqraadiyada Laga Yidhi oo Xilligan Taagan By: Cumar M. Faarax.
- Jul 21, 2017
Halku-dhigyo Dimuqraadiyada Laga Yidhi oo Xilligan Taagan By: Cumar M. Faarax Donald Trump ayaa laga hayey inuu ku tiraabay markii uu doorashadii uu ku guulaystay u cararayey dabayaaqadii kalhore. “Mid ka mid ...
Erdogan oo cambaareeyay munaafaqnimadda waddamada reer Galbeedka 
- Jul 15, 2017
Erdogan oo cambaareeyay munaafaqnimadda waddamada reer Galbeedka. Ankara (Bpost)- Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdogan ayaa ku eedeeyay waddamada Galbeedka munaafaqnimo, xilli maanta uu dalkiisa xusayo sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay ...
Somalia : IFJ warns new media bill risks damaging free expression
- Jul 15, 2017
Somalia : IFJ warns new media bill risks damaging free expression. The Somali Council of Ministers yesterday adopted a new media Bill but journalists have criticised a number of its provisions ...
Somaliland oo  ka Diyaar-garowday   Dagaalada ka Socda Buuraleyda Gal-galla 
- Jul 6, 2017
Somaliland oo  ka Diyaar-garowday   Dagaalada ka Socda Buuraleyda Gal-galla   By: Khadar Cabdi Muuse Hargaysa (Bpost)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay  saamaynta  ka soo gaadhi karta iyo waxa uga qorshaysan  haddii ay dhulka ...
Prof. Galaydh oo  ku Eedeeyay Wasiirka Daakhiliga Inuu ka Soo Horjeedo Wadahadalka Madaxweyne Siilaanyo Kula Jiro Khaatumo
- Jul 6, 2017
Prof. Galaydh oo  ku Eedeeyay Wasiirka Daakhiliga Inuu ka Soo Horjeedo Wadahadalka Madaxweyne Siilaanyo Kula Jiro Khaatumo “Faratoon wuxuu la soo taagan yahay Khaatumo ma jirto waar isagu yuu haystaa?” By: Faysal ...

Next Page »
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE