BuhodlePost.com logo

WAREYSI:Madaxwayne Ordugaan,,Hadii Aan 5 Daqiiqo Hotelka Sii Joogi Lahaa Waa La,idilahaa,,-VIDEO

Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa waraysi siiyay Tvga CNN ayaa sheegay in haddii baarlamaanku uu soo hordhigo codsiga ah in dib loo soo celiyo “Daldalidda” uu saxiixi doono, Wuxuuna  ka codsanayay dawladdiisa in dib loo soo celiyo ciqaabta daldalidda oo laga saaray sharciga Turkiga kadib markii Midawga Yurub ka dalbaday Turkiga si loogu ogolaado in uu ku biiro Yurub.

Erdogan ayaa yiri “Dadka waxa ay dalbanayaan in dib loo soo celiyo ciqaabta daldalida. waxa ay aaminsan yihiin in dadka afganbiga sameeyay ay yihiin argagixiso, maxaan sanado fara badan ugu quudinaynaa xabsiga”. sidoo kale erdogan ayaa sheegay in ay samayn doonaan codsiga ah in dib loogu soo celiyo Fetullah Gulen oo ah ninka looga shakisan yahay in uu ka dambeeyay Afganbiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Hadii aan 15-daqiiqo sii Joogi Lahaa Hoteelka waa lay Dili lahaa, Waxkasta waan la socday, in ay la wareegeen Airporka Ataturk waa ogaa, waxaan wacay maamulaha ciidama Istanbul waxaan u sheegay in ay ka saaraan afganbiyaasha airporka,  waxaan ku amray in ay ka nadiifiyaan argigixisada airporka.Maadaama aan hawada joognay khadka ayaa naga istaagayay, Pilotka ayaan weydiiyay inta aan hawada ku jiri karno, 3-4 saac in aan ku jiri karno ayuu ii sheegay. F-16 ayaa agteena wareegaysay.

Wararka Buhodlepost
(Visited 26 times, 1 visits today)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Maanta

Sweden: ONLF official praises Oromia President, Criticizes Abdi Iley over human rights abuses
- Mar 25, 2018
By Ahmed Abdi Sweden—An official from Ogaden National Liberation Front (ONLF) praises Oromia president Lemma ...
Australia and Wealthy states give 60 billion dollars aid to Africa
- Mar 19, 2018
Australia and wealthy states give 60 billion dollars aid to Africa. There are various ...
Madaxweyne kumee: Aamina Muuse Weheliye
- Feb 8, 2018
Madaxweyne kumee? Mudane madaxweyne waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ee Asalaamu Calaykum wa raxmatullaahi wa ...
Yemen: As boat capsizes off Yemen coast the international community fails to address the root causes of migration
- Jan 28, 2018
By Ahmed Abdi Frustrated with staying in the camps for decades and suffering a prolonged ...
Ethiopia Reaches out to ONLF amid a peaceful solution to the Ogaden conflict
- Jan 24, 2018
By Ahmed Abdi NAIROBI, Kenya, (Mareeg) Ethiopia reached out to ONLF to pursue a peaceful solution ...
THE PERILS OF ARROGANCE AND CLAN CHAUVINISM
- Jan 23, 2018
THE PERILS OF ARROGANCE AND CLAN CHAUVINISM January 16, 2018 By Osman Hassan One of the most ...
SOMALILAND THREATENS TO SHOOT DOWN COMMERCIAL AIRLINES
- Jan 23, 2018
SOMALILAND THREATENS TO SHOOT DOWN COMMERCIAL AIRLINES January 18, 2018 By Ahmed Ibrahim, Ph.D Somaliland’s leaders who ...
Djibouti President says global powers presence in his country will not undermine the peace of the region
- Jan 22, 2018
By Ahmed Abdi Yemen— Djibouti President said on Saturday that the global powers presence in his country ...
Kismaayo iyo Kaneecadeeda: Cabashada dadweynaha oo isa soo taraysa
- Jan 19, 2018
  Axmed Cabdi — Wariye madaxbanaan. Kismaayo — Waxa baryihii u danbeeyay isa soo tarayay hadalheynta ...
Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka puntland oo dagaal ku dhawaaqay
- Jan 13, 2018
  [embed]http://https://youtu.be/_v4c_qdrLq0[/embed]
Optimization WordPress Plugins & Solutions by W3 EDGE